Premier League

 Horyaalka Premier league  oo meyl xiiso badan marayo arsenal o wacadaro dhgeyso iyado ku heyso 5 dhibic oo nadiif ah waloo Manchester city kulan baaqi u yahay arsenal waxe ledahay 61 dhibic halka Manchester City ledahay 56 dhibi kulan aya baaqi u ah Manchester city  sanadkan arsenal ma ku guulesan doonta horyaalka iyo kababka kale? 

Arsenal sanadadan danbe si weyn aya lo dhisay si fiican aye u wada ciyaarayan ciyartoyda we isku xeran yihiin  sanadkan wa janiski ugu  fiicna ee so maro arsenal  fursadan maka faiidesan donta 

Dhanka kale Manchester city  iyadu wa la dhisay sanadkan iyado dhisned horyalka we u tartameysa kalinta 2 mad aye kaga jirta horyalka iyado ciyartoy fiican laso wareegte 

Kala soco wararka ciyaraha halkan.

Post a Comment

0 Comments