Macalinka bisha Premier League ya ku guulesan doono

 Maclinka bisha Premier league 

Waxa u tartamaayo 4 macalin 

Carrick oo Manchester united  hogamiyo

Andrews oo hogamiyo Brentford 

Guardiola oo hogaamiyo Manchester city 

Slote oo hogaamiyo Liverpool 

Afartan macalin aya u sharaxan macalinka bisha 

Ciyaariyanka bisha waxa u sharaxan 6 lix ciyaartoy

Semenyo oo Manchester city  ah

Sesko oo Manchester united  ah

Van dijk oo Liverpool ah

Gyokeres oo arsenal ah

O'Reilly oo Manchester city ah

Ouattara oo Brentford ah 

Kala soco wararka ciyaaraha nagu so biir.

Post a Comment

0 Comments