Arsenal sanadkan wacdaro aye dhigeysa
Iyado kusi siqeysa ku guulesiga Premier League
Sanadka ma qadi doonta?
Arsenal si weyn aya loo dhisay waxe noqotay koox si wadajir isku la ciyaareyso
Arteta sanadkan janis fiican ayo heysta inoo koobka ruxo waxa kaliya ka xegto 8 kulan oo guulesto
Manchester city aya lamad ku jurto iyado leh 60 dhibcood halka arsenal ee ku hogamineyso 67 dhibic
Kala soco wararka ciyaaraha halkan nagu so biir
0 Comments