Ciyaarihi xalay la ciyaare Premier League

 Manchester united oo madaxa dhulka loo dhigay iyado ayamahan la garaaci weysnaa 

Newcastle united  ayaa kaga adkaate 2-1 

Manchester city oo taako loo dhigay ka dib marki ee Nottingham forest  la gashay bar baro 2-2 

Arsenal oo guul gaarte iyado janiskeda ka faaiidesatay 1-0 kaga badisay brighton 

Arsenal hada waxe ku heysa hogan ka 7 dhibic nadiif ah 

Koobka waxa kaliya ka xegto ine 8 kulan ka dhiman ine badiso  

Iyado leh hada 67 dhib 

Kala soco wararka ciyaaraha halkaan fadlan nagu so biir comments ka dhiibo 


Post a Comment

0 Comments