Ciyaar xiiso oo gor dhaw so dhamaate

 Premier League 

Ciyaar xiiso badan o goor dhaw so dhamaate waxe u dhaxeyse arsenal vs Everton waxa cagaha laga tumay Everton oo dagaal dheer gashay waxaana looga badiyey 2-0 

Markan arsenal horyalka aye kusii siiqeysa 

Ma qaadi doonta arsenal koobka sanadkan?

 iyado kusi dhaw 7 kulan kaliya ka xegto

Kala soco wararka ciyaaraha halkaan.

Post a Comment

0 Comments