Ciyaarihi dhacay caawa Champions League

 UEFA Champions League 

Ciyaaro xiiso badan oo la ciyaare Manchester city oo la jajabsaday ka dib mariki loga badiyey2-1waxana ka badiye xoog weynta qaarda yurub real Madrid 

 isku dar 5-1 aya lagu reebe waxana sidaas kuso gudbe xoog weynta qaarada yurub real Madrid 

Chelsea oo iyadane la ciyaar baray ka dibne looga badiye 3-0 oo ee PSG ku awood sheegatay 

Waxena PSG isku dar kuso baxde 8-2 

PSG wa kooxda u sharaxan Champions League 

Wayo ciyarteda aya ka garan karta qabke u ciyaareso ine tahay koox awood badan 

Dhanka kale arsenal Aya iyadane so badisay iyado 

2-0 kaga badisay liverkusen 

Arsenal weso gudubte iyado isku dar 3-1 kuso baxde 

Kala soco wararka ciyaaraha halkan

Post a Comment

0 Comments