Arsenal oo shabaqeyda la garaacay ka dibne so bareejeysay iyado la ciyareyso
B.Liverkusen waxena maree 1-1
Ciyaarta caawa la wada sugaayo wa tan u dhaxeyso real Madrid vs Manchester City
Wa ciyaar aad u adag oo wax liis ku reeban doonin
Yaad u sadaline kulankan?
Meeqo kuso dhaman karaa?
Ciyaarta kale oo kulul iyadane isla waqtigas so galeyso waa
PSG vs Chelsea
Waana ciyaar aad u xiiso badan
Ya badin doono kulankan?
Meqo ku so dhaman karaa?
Kala soco wararka ciyaaraha nagu so biir
0 Comments